Raysalwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in uu ka dago magaalada Dhuusamareeb oo shir uu uga socod xubnaha dawlad goboleedyada.

Xasan Cali Khayre oo socdaalkiisu uu degdeg yahay ayaa la sheegayaa ins afarka ay usoo jeediyeen qaar ka mid ah golahiisa wasiirada, isaguna uu ku raacay arintaas.

Waxa uu tagi doonaa Dhusamareeb, xili hogaamiyayaasha maamul goboleedyadu ay ka arinsanayaan arimaha gudaha ee Soomaaliya oo ay ka mid tahay arinta doorashada. Doorashada ayay mawqif isku mid ah ka istaageen madaxweynaha iyo raysalwasaaraha xukuumadda federaalku.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga