Dawladda Kenya ayaa mar kale dalbatay in dib loo dhigo dacwadda badda ee ka dhaxaysa dalka Soomaaliya.

Kenya waxay doonaysaa in illaa bisha September ee sanadka 2020 dib loo riixo dhagaysiga kiiska, sida lagu sheegay codsi ay maxkamadda u gudbisay.

Dawladda Soomaaliya ayaa diiday dalabka Kenya, waxayna maxkamaddu u yeedhay labada dawladoodba.

Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in go’aan kama danbayn ah ay maxkamaddu gaadho.

WIXII WARAR AH EE KASOO KORDHA KALA SOCO SAABTV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga