Dawladda Kenya ayaa deegaanka xeebta ee Lamu waxay kusoo rogtay bandoo soconaya xiliga habeenkii.

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Kenya ayaa sheegay in sababta ay usoo rogeen bandoogan ay tahay sidii ciidamada Kenya ay u sugi lahaayeen ammaanka deegaanka.

Todobaadkan ayay ahayd markii 7 qof ay alShabaab ku dishay deegaanka Lamu, iyadoo ay baxsadeeen kooxaha weerarka gaystay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga