Soomaaliya ayaa afartii bsanno ee lasoo dhaafay waxay si buuxda u bixinaysay lacagta qaadhaanka ee Qaramada Midoobay, sida uu sheegay danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay.

Dawladda Soomaaliya aya sidoo kale ku hawlan sidii ay iskaga bixin lahayd laga ku dhaw hal milyan oo dollar taas oo lagu yeeshay intii u dhaxaysay sanadihii 1989 illaa 2017.

Soomaaliya ayaa qayb ka ah gudiyada fulinta ee hay’adaha UNDP, Unwomen, UNFPA , iyo UNOPS, waxaanay dedaal ugu jirtaa sidii ay uga muuqan lahayd fagaarayaasha caalamiga ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga