Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa qofkii ugu horeeyay taariikhda ee asal ahaan Soomaali ah wuxuu u magacaabay jagadii ugu sarraysay.

Xamse Warfaa oo ah Soomaali-Maraykan ku koray dalkaas ayaa noqonaya la-taliye sare oo ka tirsan wasaarada arimaha dibadda ee dalka Maraykanka.

Hore wuxuu Xamse wuxuu usoo noqday qofka ugu sarreeya gobolka Mennasota ee Afrikaan isla markaana madax ka ah waaxda horumarinta iyo qaxootiga.

Mudane Warfaa ayaa imika wasaaradda arimaha dibadda kala shaqayn doona arimaha dimuqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga