Hoggaamiyaha Golaha Kacdoonka gobolka Hiiraan Jenaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayaa lagu wadaa in maanta uu gaadho caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, halkaas oo uu kula kulmi doono madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya.

Xuud iyo ciidamada uu hor kacayo ee ku sugan Baladweyne ayaa diidan maamulka Hirshabeele, iyadoo illaa imika aanay galin wax wada hadal ah.

Waxa la filayaa in Farmaajo iyo Xuud ay ka wada hadlaan xiisadaha taagan iyo tabashooyinka jira.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga