Dawladda Itoobiya waxay weli ku dhegentahay madaxa hay’adda caafimaadka dunida ee WHO, iyadoo ku eedaynaysa in uu taageero siiyo kooxda TPLF.

Xukuumadda Addis Ababa waxay ugu baaqday hay’adda WHO in ay baadhitaan ku samayso Tedros Adhanom Ghebreyesus kadib eedaymaha ay u jeedinayso oo soo taxnaa tan iyo markii dagaalka Tigraygu bilaabmay.

Todobaadkan ayay ahayd markii uu dawlada Itoboiya ku eedeyay in ay is hor taagtay deeqihii iyo gargaaarkii loo waday dadka ku baro kacay gudaha gobolka, arintaas oo Itoboiya ay beenisay.

Itoobiysa waxay ku eedaysay madaxa hay’adda WHO in uu jabiyay qawaaniinta Qaramada Midooqbay iyo kuwa hay’adda WHO.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga