????????????????????????????????????

Wasaaradda Ciyaaraha ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay sida ay iskugu aadayaan kooxahu Koobka Gobolada ee Somaliland.

Koobka ayaa la filayaa in tartankiisu uu ka bilaabmo garoonka Hargeisa Stadium ee ku yaala magaalada caasimadda ah ee Hargeysa.

Kooxaha ayaa sidan iskugu hagaagay:

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga