Wararka Saab TV kasoo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas laga dhex maqlay xabsiga dhexe ee Xamar, wararka ay qoraysto warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in la toogtay qaar kamid ah ilaalladii xabsiga iyadoo laysku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan.

Illaa hadda ma cadda cidda weerarka fulisay, balse wararka qaar ayaa sheegay in inay jirto khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wararka kasoo kordha kala soco Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga