Iran ayaa hub iyo ciidamo kala duwan gaysay xadka ay la wadaagto dalka Azerbijaan, kadib markii Azerbijaan ay xidhiidh la samaysay Israel.

Xukuumadda Tehran waxay sheegtay in ay qabatay hub kala duwan oo ay lahaayeen Yuhuudu, waa sida ay hadalka u dhigtaye.

Iran waxay ka cadhootay xidhiidh ay Azerbijaan la samaysay Israel, taas oo keentay in awoodeeda ay Iran kusoo bandhigto xadka ay la wadaagto dalkan ay jaarka yihiin.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga