Iran ayaa ku Tilmaamtay Israel in ay tahay gardarrada ugu wayn ee gobolka

 
Isbadal xoogan ayaa ka dhex muuqday shir weyn oo ka dhacaya magaalada Munich ee dalka Jarmalka Maanta, markii ra’iisal wasaare Benjamin Netanyahu uu mar kale Gantaal afka ah ku dhuftay Iran, taas oo aw ku tilmaamay khatar weyn oo ku timid ammaanka Bariga Dhexe

 
Netanyahu ayaa ka digay in Iran aysan tijaabin doonin go’aanka Israel
Iran ayaa ku jawaabtay in ay ku eedeysay Israel in ay tahay gardarrada ugu wayn ee gobolka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga