Ingiriisku wuxuu martigalinayaaa shirka iskaashiga Afrika iyo Ingiriiska oo noqonaya kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee uu martigaliyo dalkan ka go’aya Midawga Yurub.

Illaa 11 heshiis oo ku kacaya balaayiin dolar ayuu la galayaa wadamo kala duwan ooo Afrika ah. Iyadoo todobaadad soo socda si rasmi ah uu uga baxayo Yurub inteeda kale.

 

Shirweynaha oo lagu casuumay madaxda Afrikaanka ayaa lagu lafo guri doonaa sidii Ingiriisku uu door iyo galaangal toos ah ugu yeelan lahaa ganacsiuga qaaraddan dihin oo mustaqbalka noqonaysa suuqa ugu wayn caalamka, ishana ay ku hayaan maalgashadayaashu.

Ingiriisku marka uu lka baxo Midawga Yurub waxa uu awood u yeelan doonaa in uu si madax banaan ula macaamilo wadamda Afrika.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga