Ruux dumar ah oo ay da’deedu jirto 68 sanno ayaa mataano ku umusha dalka Nigeria sida uu shaaciyay cisbitaalka jaamacadda magaalada Lagos.

Gabadhan, ayaa markii ugu horraysay uur qaadday, kadib markii lagu beeray.

Mataanaha ayaa kala ahaa wiil iyo gabadh, iyadoo lagaga soo saaray qalniin bishii April 14-keedii.

Sannadkii 2015-kii ayay ahayd markii hooyo u dhalatay dalka Jarmalka oo layidhaa Annegret Raunigk, taas oo haysatay 13 carruur ahi ay mar keliya dhashay 4 carruur ah oo lagu beeray.

Saab TV waa meesha kuugu dhow ee aad kala socon karto wararkii ugu dambeeyay.

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga