Alexei Navalny, hogaamiyaha mucaaridka dalka Ruushka ayaa ku jira xaalad miyir-doorsoon ah kadib sun la sheegay in la siiyay ninkan oo aad u dhaliila madaxda dawladda Ruushka.

Cisbitaal ku yaala dalka Siberia ayaa la dhigay, sida ay warbaahinta u sheegtay afhayeenkiisu.

Xaaladiisa ayaa ka dartay waxaana la dhigay qabta gargaarka degdega ah ee cibitaalka ugu wayn magaalada Omsk. Diyaarad uu la socday ayaa sunta lagu dhex siiyay.

Marar hore ayaa looga shakiyay in sun la siiyay xili uu ku xidhnaa xabsi ku yaala magaalada Moscow ee caasimadda dal

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga