Cisbitaalka Haldoor ee uu aasaaday doctor Maxamed Cabdi Gabboose ayaa bilaabay qalliinada dhanka maskaxda iyo neerfayaasha oo illaa hadda ay sheegeen in ay dhammaan ku guulaysteen.

Illaa sagaal qalliin oo culus ayuu fuliyay cisbitaalku isagoo kaashanaya jaamacadda alAzhar oo dhakhaatiir usoo dirtay.

Doctor Gabboose ayaa dadka reer Somaliland ugu baaqay in ay ka heli karaan cisbitaalka qalliinadii ay dibadda u tagi jireen.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga