Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa laga dhawaaqay urur midayn doona mujaahidiintii SNM, waxaana loo sameeyay xaflad daah-fur ah.

Ururuka ayaa llagu magacaabaa marka magaciisa lasoo gaabiyo OTF ama Organisation of Twentieth February (ururka 20-kii febraayo). Waxaana munaasibadda kasoo qayb galay madax badan, iyo haldoor reer Somaliland ah.

OTF ayaa la sheegay in uu ka shaqyan doono arimaha horumarinta bulshada, iyadoo ay qayb ka ahaanayaan aqoonyahanka Somaliland iyo dadka wax garadka ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga