Guddoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in kulan hadda socda oo uu madaxwayne Farmaajo codsaday inuu la hadlo golaha, isla markaana aanu ahayn kluan wada jir ah.

Madaxwayne Farmaajo ayaa la filayaa inuu goordhow la hadlo baarlamaanka, waxaana soo baxaya wararka sheegay muddo korodhin loo sameeyo madaxwayne Farmaajo oo muddo xileedkiisku ku egyahay 8-dda bishan.

Maxamed Mursal Sheekh, guddoomiyaha aqalka sare ayaa sheegay in xal laga rabo baarlamaanka maadaama doorasho laga hadlayo iyo wakhtiga la qaban karo.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga