Haayadda shaqaalaha Somaliland, ayaa isku bedel ku samaysay markii ugu horraysay, afar agaasimeyaasha maamulka lacagta wasaaradaha Beeraha ,Arimaha gudaha , Ciyaaraha , Qorsheynta Somaliland, taasoo lagu xusay qoraal kasoo baxay haayadda.

Xeerkan, ayaa qabanaya agaasimeyaasha saddex sanno inkabadan joogay maamulka lacagta.

Ka akhri magacyada agaasimeyaasha laysku bedelay halkan hoose:

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga