Gudida Doorashada Heer Federaal ee dalka Soomaaliya ayaa baadhitaan ku bilaabay mid ka mid ah kuraastagolaha shacabka oo dhawaan magaalada Baydhabo lagu doortay.

Kurisga tirsigiisu yahay 103 ayuu hore ugu fadhiyay Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari, gudoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya. Blase waxa laga gudbiyay cabasho iyadoo la sheegay in la musuqay.

Gudida Doorashada ayaa imika baadhaysa, waxaanay kusoo beegmaysaa arintani xili Midawga Murashaxiintu ay diideen qaabka ay doorashadu u socoto oo ay ku baaqeen in la hakiyo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga