Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar ”dabgeed” oo maanta ku soo laabtay magaalada Beledwayne, ayaa sheegay inu faraha ka baxay ammaanka Hirshabeelle, ”Waxaa xidhmay waddooyinka  soo gala Jawhar iyo Beledwayne wax-ka-yar shan Km, ayay Al-shabaab u jiraan Beledwayne Jawharana waa la soconaa waa nasiib darro in xaaladda amni-daro intaas leeg ay Hirshabeelle ka jirto, madaxdii Hirshabelle ay ka amuseen waxaan la dhahi karaa way ku  fashlimeen dadka Hirshabeelle xukunka hayo afartan sano” ayuu yidhi guddoomiye Dabgeed oo shir jaraa’id ku qabatay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledwayne, kadib safar uu kujoogay dalka Turkiga dhawrkii bilood ee ugu dambeyay.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto wararkii ugu dambeeyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga