Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka maamulka Puntland, Dhoobo-daareed, ayaa gaadhay magaalada caasimadda u ah dalka Itoobiya ee Addis Ababa, halkaas oo uu kusoo dhaweeyay madaxwayne-ku-xigeenkii hore ee maamulkaas Cabdixakiin Camey, oo imika ah safiirka Soomaaliya ee dalka Itoobiya u fadhiya.

Lama oga illaa hadda waxa ay kawada hadleen, labadan masuul.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV, waa meesha aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga