Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, mudane Cabdirraxaan Maxamed Cabdillaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, imaatinka guddoomiye Cirro, ayaa kusoo beegmaya, xilli uu maanta madaxwaynaha Somaliland u amba baxay dalka Jabbuuti.

Warbaahinta ayaa filaysay inuu guddoomiyuhu la hadli doono, balse lama uu hadal, xilli ay dalka ka jiraan xaalado siyaasadeed oo xaasaasi ah, kuwaasoo ay ugu horrayso arrinta doorashadu.

Ku xidhnow Saab TV, waa meesha ugu habboon ee aad ka heli karto wararkii ugu dambeeyay oo xaqiiqo ah.

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga