Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI mudane Cabdirraxmaan Maxamed Cabdillaahi ”Cirro”, ayaa shacabka reer Somaliland ka tacsiyeeyay geeridii ku timi Xasan Guure Jaamac oo katirsanaa SNM-ta.

Warsaxaafadeedka kasoo baxay xisbiga WADDANI, ayaa waxaa lagu yidhi:

”Guddoomiyuhu wuxuu marxuumka ku sifeeyay, inuu ahaa shakhsi halgan wayn usoo galay sidii umadda reer Somaliland u heli lahayd caddaalad iyo dawladnimo dunidu aqoonsan tahay, isaga oo kamid noqday saraakiishii ururkii SNM sidoo kale ahaa mujaahid magac wayn ku leh halgankii dibu xoraynta Somaliland”

 

 

 

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga