Sida uu ku warramayo weriyaha Saab TV, Cismaan Axmed Cismaan, guddidii dhexdhexaadinta xisbiyada iyo xukuumadda, ayaa imika ka hadlay go’aamo soojeedin ah oo ay soo saareen kuwaas oo kala ahaa:

1. In la kala diro kominshankii Cusbaa ee Doorashooyinka Qaranka.

2. In la soo celiyo Kominshankii hore .

3. Xisbiyada Mucaaridku inay joojiyaan ficil iyo hadal kasta oo Nabadgalyada wax yeelaya.

Warkan, kala soco baraha kala duwan ee Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga