Shir Lagaga Hadlaayo Qaabkii Ciidamadda Midowga Africa ee Amisom uga Bixi Lahaayeen Gudaha Dalka Soomaaliya ayaa Maanta ka Furmay Magaaladda Muqdisho.

Saraakiil ka Tirsan Ciidamadda Amisom ayaa Sheegay in ay Shirka Ka Rajaynayaan in ay Kasoo Baxaan Qodobo la Isku Halayn Karo oo ay Ciidamada Doodu Kaga Baxaan Soomaaliya.

Shirkan oo Socon Doona Muddo Afar Cisho ah ayaa Waxaa Sidoo Kale Lagusoo Bandhigi Doonaa Qoryayaasha ay tahay in wax laga qabto ka hor inta aanay Ciidamadu ka bixin dalka.

Kun Askari oo Kamida Ciidamadda Dalka Burundi ayaa la Filayaa in ay Soomaaliya ka Baxaan 28-ka bishan iyadoo Arimaha ugu Horeeya ee Shirka Lagaga Wadda Haddli Doonaa ay Noqon Doonaa Qaabkii ay Ciidamadaasu Looga Saare Lahaa Soomaaliya.

Ciidamadda Amisom ayaa La Filayaa in Hawlgaladda Dooda Cusub Markan ay Noqon Doonaan Bartilmaameed Gaar ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga