Kalfadhigii Maanta Ee Golaha Wasiiradda Somaliland Oo Aw Shir-Gudoominaayay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Lagu Ansixiyey Odoroska Miisaaniyad Sanadeedka 2018-Ka Oo Lagu Sheegay Inay Dhan Tahay $ 2,81,166,667 Dollar (Laba Boqol Iyo Kow Iyo Sedeetan Malyuun Oo Dollar).

Miisaaniyaddan Ay Golaha Wasiirradu Maanta Ansixiyeen Oo aanay Jirin Cid Diiday Iyo Cid Ka aamustay Toona, Waxa Loo Gudbiyey Golaha Wakiillada Somaliland, Kuwaas Oo Waajibkooda Ka Gudan Doona.

Miisaanadan Ayaa Muddo Dhaaftay, Waxaana Yaraaday Dhaqdhaqaaqii Wasaaradaha Iyo Suuqa, Waxaana Loo Gudbin Doona Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ka Doodi Doonna.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga