Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa saaka ka dooday xeerka ismaamulka goboladda iyo degmooyinka. Xeerkaas ayay golaha guurtidu waxkabadal ku sameeyeen.

Codaynta ayaa u dhacday sidan; xildhibaanada ogol in xeerka sidiisii hore lagu daayo waa 29. Halka inta ogol in wax ka badalka guurtida la qaataana ay ahayd 16 xildhibaan.
Waxaa ka aamusay 4 xildhibaan.

3 degmo oo darajada B laga dhigay ayay diideen Golaha Wakiiladu waxaanay isku waafaqeen in sideedii hore ee C da ahayd loodaayo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga