Garyaqaanka Guud Ee Soomaaliya ayaa warqad u diray maxkamadda sare oo uu ka dalbaday in aanay aqbalin dacwadda Fahad Yaasiin.

Xafiiska Garyaqaanka Guud wuxuu sheegay in aanay waxba ka jirin qodobada uu cuskanayo qareenka u doodaya Fahad Yaasiin, isagoo Maxkamadda Sare u sheegay in ay ayido go’aankii gudida FEIT ee ahaa in dib loogu celiyo kursigaas doorashadiisa.

Gudida doorashada ayaa ku adkaysanaysa in kursiga HOP086 ee Fahad Yaasiin dib loogu celiyo doorashadiisa.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga