Dalka Koonfur Afrika waxa xalay lagudilay muwaadin Soomaaliyeed oo halkaas ku haystay ganacsiyo uu ku lahaa.

AHU Liibaan Faarax Khayre ayaa lagu dilay magaalada Quenstown ee gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika.

Ciidamada Booliska ee magaalada ayaa sheegay in ay baadhitaan ku aadan cidda ka danbaysay dilka marxuumkan, iyadoo horeba aan loo qaban dadkii dilay boqolaal Soomaali ah oo lagu dilay gudaha dalka Koonfur Afrika sanadihii lasoo dhaafay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga