Maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa kasoo horjeestay muddo kordhintii loo sameeyay xukuumadda madaxwayne Farmaajo, waxaanay ku baaqeen doorasho degdeg ah.
Waxay ku baaqeen in dib loogu laabto heshiiskii 17-kii Sep, waxaanay sheegeen inay ka xun yihiin dhacdooyinkii Muqdisho ka dhacay.

