Xaliimo Aden waxay mar kale dhigtay derajo ama rikoodh kale kadib markii ay kasoo muuqatay bogart hore ee jariiradda Essence.

Gabadhan oo 22 jir ah ahaa asal ahaan kasoo jeeda dalka Soomaaliya, waxay qoyskeedu Maraykanka tageen iyada oo jirta 7 sanno. Waxa ay ka shaqaysaa xayaysiinta.

Marar badan oo hore ayay noqotay gabadha kaliya ee madaw iska markaana iyadoo xijaaban kasoo muuqata jariiradaha ugu waawayn caalamka ee waaxda xayaysiinta.

Guusheeda ugu danbaysay ayaa taariikhi ah, waana qofkii ugu horeeyay ee dadka madaw kasoo jeeda isla markaana halkaa gaadha.

Mar ay ka hadlaysay guusheeda, waxa ay xustay in ay aad usoo dhawaynayso masaafadan kale ee ay soo jartay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga