Ra’iisul wasaaraha waddanka Finland ayaa soo saartay qorshe cusub oo dalkeeda ay kaga hirgalinayso hannaan ay dadku maalintii shaqeeyaan 6 saacadood halka todobaadkiina ay shaqayn doonaan afar maalmood.

Sana, oo ah hogaamiyaha ugu da’da yar caalamka ayaa hogaamisa is-bahaysi shan xisbi ka kooban oo dhammaan ay hogaamiyaan dumar.

Sweden ayaa sanadkii 2015 waxa ay samaysay hanaan sidan oo kale u dhigan, waxaana la ogaaday in ay dadku shaqo badan qabteen, lacagaysteen isla markaana farxad badan dareemeen.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga