Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa ka hadlay arinta calanka Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay dad loo xidhay gudaha Somaliland.

Faysal Cali Waraabe oo tagay magaalada Boorama ayaa sheegay in calanka Soomaaliya lagasoo saari doono xeer isla markaana danbiga lagu qaadi doono cidii lagu arko calanka Soomaaliya gudaha deegaanada Somaliland.

Faysal ayaa Boorama ugu tagay dhalinyaro sameeyay barnaamijka Waakan Kaygu oo calanka Somaliland lagu dhiiri galinayay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga