Hantiilaha dunida ugu taajirsan, Elon Musk, wuxuu iibsaday shirkadda wayn ee Twitter ee dhanka internet-ka isagoo siistay adduun dhan $44 billion.

Fariintii koobaad ee uu soo dhigay wixii ka danbeeyay iibsashada Twitter ayaa ahayd mid xambaarsan sida ay muhiim u tahay in la helo xoriyadda hadalka iyo in meesha laga saaro dadka akoonada been abuurka ah ku isticmaala Twitter.

Dhanka kale wuxuu Musk balan qaaday in uu Tiwtter ka dhigi doono mid ka wanaagsan sida uu imika yahay, si dhawna ula shaqyan dono.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga