Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, wuxuu go’aan kasoo saaray magacaabista iyo shaqo ka joojinta masuuliyiinta xukuumadda.

Arintan ayaa timi kadib xil ka qaadis ay xukuumada raysal wasaare Rooble ku sameeysay agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo shaqada laga joojiyay, magacaabidda ku simaha Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, iyo agaasimaha Hay’adda Tayo Dhawrka Qaranka.

Farmaajo wuxuu sheegay in mudada lagu jiro kala-guurka aanay banaanayn wax ka bedelka hay’adaha dawladda iyo masuuliyiinta.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga