Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in uu gaadho magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti, isagoo ka dhoofaya garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Farmaajo ayaa ka qayb galaya shirka wadamada IGAD oo maalinta Axadda ka furmaya dalka Jabuuti. Waxa lagag hadlayaa arinta Tigrayga, xiisadda Soomaaliya iyo Kenya iyo arimo kale.

Soomaaliya ayaa Kenya dacwad ka gudbisay iyadoo ururka ka ashkataysay, sida ay hore Muqdisho u sheegtay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga