Madaxwaynaha Falastiiniyiinta ayaa la filayaa in aw u sheego Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in uu doonayo isbahaysi cusub oo caalami ah oo dhexdhexaadin la leh Israel.

Mahmoud Abbas waxa uu ka Digayaa caqabado Siyaasadeed Oo marlabaad soo-noqda

hadaladan ayaa Waxay la socdaan.Go.aamadii Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ee aqoonsiga Yeruusaalem ee caasimadda Israel.

wadamo badan oo carbeed iyo dawlada Turkiga ayaa cadho xoogan ka muujiyay aqoonsiga maraykanka ee Magaalada Qasa

Dawladaha Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay ayaa iyaguna Trump ugu Baaqay in uu ka laabato Go’aankaasi

Madaxwayne Trump ayaa ugu hanjabay wadamada kasoo horjeesta go’aankiisa in uu ka goosandoono dhaqaalihii ay ku caawin jireen

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga