Warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa daabacay is-afgarad dhex maray labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyagoo wararku sheegayaan in maalinta berri oo Sabti ah lagu wado in fadhi wadajir ah lagu horkeeno heshiiskii ay madaxda maamulladu ka gaadheen arrimaha doorashada.

Warar hoose ayaa sheegaya in goordhawayd lagu wargeliyay xildhibaannada in ajendaha shirka berri yahay ”Codaynta heshiiskii siyaasadeed” sida ay sheegtay warbaahinta Goobjoog oo uu Saab TV soo xiganayo.

Wararkii ugu dabeeyay kala soco Saab TV

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga