Magaalada Muqidhso waxa ka dhacay qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh kaas oo ka dhacay isgoyska Ceelgaabta oo ka mid ah baraha laga galo Madaxtooyada Soomaaliya oo si wayn loo ilaaliyo.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxan lala eegtay koantop siday ergada dooranaya xildhibaanada deegaanada Somaliland ee Baarlamanka Soomaaliya.

Qof iskusoo xidhay walxaha qarxa ayaa beegsaday gawaahida oo marayay isgoyska Ceelgaabta.

Weli lama oga tirada dhimashada iyo dhaawaca, balse goor dhow kala soco SAABTV.COM

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga