Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubaland waxa ka dhacay qarax xoogan oo lala eegtay mid ka mid ah maqaaxiyaha lagu caweeyo ee ku taala xeebta magaalada Kismaayo.

Habeenimadii xalay ahayd ayuu qaraxu, iyadoo wax yeelo kala duwan ay kasoo gaadhay dad u badnaa dhalinyaro usoo cways tagay xeebta iyo maqaaxida la qarxiyay.

Illaa hadda ma jirto cid sheegatay masuuliyadda weerarkaas, inkasta oo weerar hore loola eegtay hotel Ksimaayo ku yaala ay masuuliyadda sheegatay alShabaab.

Dhimashada ayaa la xaqiijiyay saddex qof, halka dhaawacanu uu intaa ka badanyahay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga