Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar xalay fiidkii lala eegtay wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya oo ku sugan magaalada Gaalkacayo qaybta ay maamusho Puntland.

Wasiirka ayaa ka afurayay beer uu ku casuumay nabadoon Yaasiin Cabdisamad.

Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa weerarka ka danbeeyay, iyadoo uu ku dhintay kid ka mid ah ilaalada wasiirka halka uu dhaawac kasoo gaadhay nabadoonka casuumay wasiirka.

Lama oga sababta weerark balse nabadoon Yaasiin Cabdisamad ayaa hore ugu baaqay in madaxweyne Deni uu xilka ku wareejiyo ku xi

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga