Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markale soo saartay Amaro ku socda muwaadiniinta Kenyanka ah ee ku sugan Soomaaliya iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka howlgalla Gudaha dalka Kenya.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa muddo 5 cisho ah loogu qabatay inay dalka ku soo galaan diblomaasiyiinta, u qeybsanayaasha, shaqaalaha hey’adda socdaalka ee ka howlgala Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya.

Go’aankaan ayaa dabka socda khilaafka xoogeystay ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya maadaama dowladda Federaalka ay ku amartay muddo 7 cisho inay dalka uga baxaan diblomaasiyiinta Kenyanka ah.

Hoos Ka Akhriso Warqadda ku socota diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka howlgalla Gudaha dalka Kenya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga