Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibeda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad Ayaa Ka Guddoomay Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya Deeq Lacageed Oo Dhan 1.5 Million Oo Dollar Oo Loogu Tala-Galay In Lagu Caawiyo Dadka Ay Fatahaaddu Ku Dhufatay,

Dowladda China Ayaa Sheegtay In Ay Siweyn Uga Xun Tahay Xaalada Ay Wajahayaan Xiligan Dadka Ku Barakacay Gudaha Dalka Soomaaliya, Gaar Ahaan Kuwa Ay Saameynta Adag Ku Yeesheen Fatahaada Uu Sameeyay Gaar Ahaan Magaalada Beledweyne Ee Gobolka Hiiraan.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad Ayaa Dowladda Shiinaha Uga Mahad Celiyay Lacagta Ay Ugu Deeqeen Dadka Soomaaliyeed.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga