Doorashada gudoomiye ku xigeenada Golaha Shacabka ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabanayaa teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.

Jagada gudoomiye ku xigeenka koobaad waxa u sharaxan:

1: Maxamad Cumar Caana nuug
2: Maxamad Cumar Ceymoy
3: Sacdiya Xaaji Yaasiin
4: Maxamad Nuur Abubakar Shariif Mustafa
5: Maxamad Cabdiqadir Jeego
6: Cabdiraxman Cabduqaadir Cadde
7: Cabdikariin Cabdow Xeydar

Gudoomiye ku xigeenka labaad waxa u sharaxan:

1: Cabdulaahi Cumar Abshirow
2: Mahad Cabdalla Cawad
3: Maxamad Xuseen Abuukar
4: Asad Cabdirisaaq Maxamad
5: Axmad Aadan Axmad
6: Saciid Maxamad Cali

Xalay ayaa la doortay gudoomiyaha golaha shacabka ee baarlamanka Soomaaliya oo tartan adagi uu dhex maray dhinacyada ku loolamayay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga