Doorashada Golaha Shacabka ee deegaanada Somaliland ama gobolada waqooyi wxa looga yaqaano koonfurta Soomaaliya ayaa la dejiyay wakhtiga ay qabsoomi doonaan.

Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka e Gobolada Waqooyi, Khadar Xariir Xuseen, ayaa warbaahinta u sheegay in labada todobaad ee soo socda ay si rasmi ah u bilaabi doonaan doorashada xildhibaanada Somaliland.

Dhammaan hawlihii doorashada ayaa la dhameeyay iyadoo kulamo dhammaystir ah iyo kormeerba la sameeyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga