Axmed Cabdi Kaariye oo loo yaqaano qoor-qoor ayaa ku guulaystay doorashada hoggaanka maamulka Galmudug ee badhtamaha waddanka Soomaaliya.

Doorashada oo ahayd mid muran badani ka taaganyahay ayaa ninkan ka dhigaysa madaxweynihii afraad ee ay yeelato Galmudug.

Qoor-qoor ayaa ahaan jiray wasiirka shaqada Soomaaliya, waxaana jira warar sheegaya in ay ninkan taageersanayd dawladda dhexe.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga