Labo Ruux Oo Ka Mid Ahaa 16 Shaqaale Ayaa Ku Dhaawacmay Doon Maanta Ku Gubatay Meel U Dhow Dekeda Magaalada Boosaaso,

Shaqaalaha Ku Dhaawacmay Dabka Ayaa La Dhigay Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Boosaaso Sida Uu Warbaahinta U Sheegay Wasiir- Ku -Xigeenka Wasaaradda Dekadaha Puntland.

Doonta Ayaa Sidoo Kale Waxaa Ku Gubtay Dhamaan Hantidii Saarnayd Oo Isugu Jirtay Bagaash,Gawaari, Shidaal, Gaaska Cuntada Iyo Badeecooyin Kale Sida Uu Warbaahinta U Sheegay Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Dekadaha Puntland.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga