Taliska ciidanka Maraykanka ee Afrika loona yaqaano Africom ayaa sheegay in ay duqayn ka fuliyeen deegaanka Jilib ee dalka Soomaaliya, iyagoo adeegsanaya diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

AFRICOM wuxuu sheegay in mid ka mid ah dagaalamayaasha alShabab ay ku dileen duqayntan, iyagoo kaashanaya ciidanka dawladda Soomaaliya.

War kasoo baxay ayay ku sheegeen in ay sii wadi doonaan dagaalka ay kula jiraan kooxaha argagixisada.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga