Digniin culus ayaa loo diray xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Soomaaliya, kuwaas oo dhawaan la doortay.

Taliye ku xigeenka ciidamada booliska Soomaaliya, Zekiya, ayaa uga digitay xildhibaanada cusub in ay tagaan goobaha shacabku iskugu yimaadaan.

Digniinta ayaa si gaar ah ugu socotay xildhibaanada aan hore usoo qaban xilkaas.

Taliyaha ayaa is dul taagtay bisha Ramadan oo alShabaab ay kordhiyaan weerarada.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga