Tirada dadka u dhimanaya fayraska Covid-19 ayaa sii kordhaysa gudaha dalka Soomaaliya iyadoo saraakiisha caafimaadka iyo kooxaha argaarkuba ay walaac joogto ah soo saarayaan.

18 qof ayaa u dhitay xanuunka mudadii ugu danbaysay sida ay sheegtay wasaaradda caafiamadka ee xukuumadda federaalku. 244 kiis oo cusub ayaa sidoo kale diwaangaliyay 24-kii sacadood ee lasoo dhaafay.

Maanta ayuu tallaalka ay jaamacadda Oxford soo saartay soo gaadhayaa Soomaaliya, iyadoo la filayo in dad aad u badan la tallaalo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga